Amniga xarunta Congresska Maraykanka oo la xoojiyey & khatar soo korortay

Waxaa si weyn loo xoojiyey Ammaanka xarunta Baarlamanka Maraykanka ee loo yaqaan US Capitol, kadib markii la helay warar sheegaya in Khamiista maanta ah xoog lagu soo geli karo sida ay sheegeen booliska. Tallaabadan ayaa ka dhalatay kadib markii ay sirdoonka ka war heleen hanjabaad ka timid urur hubaysan, sida lagu sheegay war ka soo … Continue reading Amniga xarunta Congresska Maraykanka oo la xoojiyey & khatar soo korortay